Somaliland: Xaalada Buuhoodle Oo Laga Yaabo Inay Faraha Ka Baxdo Ciidamadii Somaliland Oo Dhaq Dhaqaaqyo Culus Ka Bilaabay + Ciidanka Puntland Oo Heegan Culus,,,,,

917

Xalada Buuhoodle Oo Laga Yaabo Inay Faraha Ka Baxdo Ciidamadii Somaliland Oo Dhaq Dhaqaaqyo Culus Ka Bilaabay + Ciidanka Puntland Oo Heegan Culus Galay Iyada Oo U Ku Sugab Yahay Madaxweyne Ku Xigeenki Puntland Iyo Cuqaashi Iyo Waxagaradka Maamul Gobaleedka Puntland

Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Suugan Jiida Hore Ee Gobolada Buhoodle Iyo Sool Ayaa Dhaq Dhaqaaqyo Ciidan Ka Bilaabay Degaanada Saaxdheer ,Iyo Magaalada Buhoodle Halkaas Oo Ku Sugan Yahay Madaxwayne Ku Xigeenka Maamulka Putland
Ciidanka Qaranka Somaliland Ayaa Diyaar Garow Xoogan Ka Galay Sidi Ay Uga Hor Tegi Lahaayen Xiis Colaaded Oo Doonayo In U Madaxwane Ku Xigeenka Putland Ka Bilaabo Magaalada Buhoodle Iyo Saaxdheer
Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Aaga Bari Ayaa Lagu Arkaayey Degaano Tiro Badan Oo Ay Ku Si Qul Qulaayan Ciidamada Milatariga Oo Wata Gaadiidka Nooca Dagaalka Iyo Sidoo Kale Hubka Waawayn Ee Loogu Tallo Galay In Cadowga Lagaga Difaaco Dalka
Si Kastaba Ha Ahaate Talaabada Iyo Dhaq Dhaqaaqan Ciidanka Qaranku Ka Bilaabay Gobolka Buhoodle Iyo Sool Ayaa Ku Soo Beegmaaya Xili Madaxwayne Ku Xigeenka Putland Ku Sugan Yahay Magaalada Buhoodle

 

Comments

comments