Wasiirka wasaarada macdanta Somaliland Xussen Cabdi Ducaale ayaa waxaa uu maanta hor yimid golaha wakiilada si wax ooga weydiiyo cabasho ay ka soo gudbiyeen qaar ka mid ah shirkadaha laydhka u shida magaalada Hargeysa .

Wasiirka ayaa waxaa uu cadeeyey in aanay jirin shirkad gaar ah oo kooto loogu xidhay laydhka magaalada Hargeysa

 

Comments

comments