Wasiirka wasaarada caafimaadka Somaliland Saleeban Axmed Ciise Xaglo toosiye ayaa waxaa uu gaadhey magaalada buuhoodle .

Shacabka reer Buuhoodle ayaa wasiirka ku soo dhaweeyey soo dhaweyn balaadhan waxaana uu wasiirku badhtamaha magaalada Buuhoodle ka sameeyey dhoolatus balaadhan .

Comments

comments