Magaalada Buuhoodle oo ka tirsan gobolka Togdheer ayaa waxa socdaal ku yimi maalinkii shalay ahaa madaxwayne ku xigeenka Maamulka Puntland Cabdixakiim Cabdilaahi Xaaji Cumar “Camey” iyo wafti uu hogaaminayo oo ka tirsan xukuumadda Maamul goboleedka Puntland,

Comments

comments