Mas’uuliyiinta xisbiyada mucaaradka ah ee WADDANI iyo UCID ayaa si wada jir ah xukuumadda iyo xisbiga KULMIYE ku eedeeyey inaanay illaa hadda bixin qarashkii lagu lahaa doorashada madaxtooyada Somaliland ee ay xukuumaddu ballan qaaday inay bixineyso.

Waxaana ay walaac xoogan ka muujiyeen in doorashadu mar kale ay ku qabsoonto wakhtigii loo mudeeyey.

Mas’uuliyiinta.

Mas’uuliyiintan ayaa si cad u sheegey in xukuumadda KULMIYE aaney illaa hadda bixin lacagtii doorashada.

 

Comments

comments