Wiil dhalinyaro ah oo ku nool deeganka gobalka Gabilay ayaa waxaa uu dhawaan hal habeen wada aroosay laba dumar ah oo uu guursadey , waxaana warbaahinta la hadley caruuska iyo labadii haweenka ah ee la wada guursadey isla markaana waxaa ay sheegen in ay isku farsan yahiin

Comments

comments

SHARE