Madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeydh ayaa waxaa uu maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Laascanood , ka dib markii wada hadal maamulkiisa uu dalka Jabuuti ku dhex maray dawlada Somaliland

Cali Khaliif ayaa garoonka si Diiran ugu soo dhaweeyey sarakiil ka tirsan ciidamada qaranka Somaliland iyo masuulyiin kale waxaana loo sii galbiyey dhinaca magaalada Widh Widh

 

Comments

comments