Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtey waxaana uu ugu horeyn uu ka war bixiyey safarkaas uu dalka kag maqanaa

Muddane Faysal ayaa waxaa uu sidoo kale uu ka jawaabey hadalo ka soo yeedhay Raysal wasaaraha dalka Somaliya oo isagu sheegay in uu mideyn doono Somaliland iyo Somaliya waxaana uu hawda u mariyey hadalo hanjbaado ah

 

Comments

comments