Somaliland: Wakhtiga Uu Soo Gabo Gabeysmi Doono Wada Hadalkii Somaliland Iyo Khaatumo

349
Khatumo leader Prof Galayd says its time to give peach a chance

Waxaa 25 bishan magaalada Jabuuti ka furmey wajigii saddexaad ee wada hadalka Somaliland iyo Khaatumo,

wada hadalkan oo ilaa hadda socdey muddo saddex cisho ah ayaan si rasmi ah u soo gabo gabeysmin .

Waxaana xidhiidho ay shabakada wargane.com la sameyay xubnaha Somaliland wada hadalkaas u matalaya ay u sheegeen in wada hadalkaasi oo soo dhamaan doono maalinta Arbacada ah ee ay bishu tahay 29.03.2017 sida uu qorshahoodu yahay

Comments

comments