Somalia: Koox Taabcsan DAACISH Oo Sheegay Inay Hawl-gal Khaarajin Ah Ka Fuliyeen Muqdisho

303
Daacish waxa ay horey u qabsadeen deegaano ka mid ah Anbar

Kooxda Daacish ayaa markii ugu horeysay sheegatay in ay sarkaal ka tirsan nabad-sugida ku dishay magaalada Muqdisho, kaddib war ay ku shaaciyeen wakaalad wararka u faafisa.

Ilaa iyo hadda ma jiro war ka madaxbanaan sheegashada Daacish ama ka soo baxay dowladda federaalka oo ka hadlay sarkaalka sarkaalka ka tirsanaa nabad-sugida, Wallow aanay Magaciisa iyo derajadiisa midna sheegin.

Kooxda Daacish ayaa horay u sheegatay in ay ka howlgasho deegaannada Puntland, hase ahaatee sheegashadan ah in ay howlgal ka fuliyeen Muqdisho ayaa noqonaya kii ugu horeeyay.

Comments

comments