Somaliland: Oo Sahamin Shidaal Ka Bilowdey Dhul Ka Mid Ah Deeganadeed

370

Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay si rasmi ah deegano ka mid ah dhulkeeda ay ka bilowdey sahmin shidaal .

Waxaana Shidaal Baadhistaas Bilaabey Shirkado Ay Heshiiyo wada galeen wasaarada macdanta iyo tamarta Somaliland , deeganada laga bilaabey sahmintaasna waxaa mid mid ah gobalada Sool , Saraar iyo Togdheer

Madaxweyne Siilanyo ayaa shalay si rasmi ah u daahfurey sahmintaas shidaalka waxaana uu dhul hawd ah oo ay yaalan makiinadihii sahamintaas sameynaayey

Sidoo kale madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa uu sheegay in sahmintaas shidaalku si rasmi ah u bilaabmatey

Dhinca kale howsha sahaminta shidaalka ayaa waxaa ay ku sii fidi doonta gobalo kale oo ka tirsan Somaliland kana mid yahiin Daadmadheedh , Maroodi-Jeex Iyo Hawd

Comments

comments