Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo Iyo Safrkisa Iyo Goobta U Ku Soganyhay Caawe

405

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaa uu si rasmi ah u soo gabo gabeyey safarkii uu ku tagay gobalada bariga Somaliland ee arimaha shidaal baadhista

Madaxweynaha ayaa caawa u hoyday magaalada Berbera isla markaana waxaa la filayaa in maalinta bari ah soo gaadhan magaalada Hargeysa

Comments

comments