Somaliland: Gaadhi Ay Saarnaayeen Qaar Ka Mid Ah Fanaaniinta Xidigaha Geesku Oo Qalibmey

284

Waxaa goor dhaweyd shil ku galay galbeedka magaalada Hargeysa gaadhi gaar ahaan deeganka Abaarso Gaadhi ay saaranayeen qaar ka mid ah fanaaniinta kooxda xidigaha Geeska

Gaadhigan ayaa waxaa lahaa gudoomiyihii hore ee kooxdaas Furinle isla markaana waxaa la sarnaa fanaan Mursal Muuse Cumar iyo dhalinyaro kale

Cid wax ku noqotey ma jirto marka laga yimaado bur bur xoogan oo ku yimid gaadhigii ay wateen , waxaana ay u sii socdoon dhinaca gobalada galbeedka Somaliland

Comments

comments