Somaliland: Maxa Lagu Haysta Wariye Cabdilmalik Muuse?

135

Xeer ilaalinta Somaliland ayaa waxaa ay soo bandhigay danbiyada uu sameeyey Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon ee lagu hayso

Waxaana warqadahan la soo saaray ee lagu cadeeyey danbiyada uu sameeyey Wariye Coldoon ku saxeexan ku xigeenka Xeer ilaaliyaha Guud Yuusuf Biixi Muxumed

Comments

comments