Somaliland: Madaxweyne Siilanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Laga Hir Galiyey Magaalada Berbera

376

madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo ku sugan gobolka Saaxil ka dib safar uu shalay galab ku soo gaadhay Magaalo Madaxda Berbera ayaa saaka xadhiga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyey Berbera, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen saddex waddo oo halbawle u ah magaalada gudeheeda dhismeheedahana , sidoo kalena waxa uu madaxweynuhu xadhiga ka jaray Xarun casriya oo ay daahfurtay Shirkadda SOMGAS.

Comments

comments