Waftigii Somaliland u soo saxeexay heshiiska saldhiga Ciidan laga siinaayo magaalada Berbera Dawlada Imaraadka carabta ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtey

Wafigan oo uu homaaninaayey madaxweyne ku xigeenka Somaliland ayaa waxaa faahfaahin ka bixiyeen qodobada ay ku soo heshiiyeen , isla markaana waxaa markii danbe saxaafadu halkaasi ku weydiisay masuulyiintan su,aalo arimahan la xidhiidha

 

Comments

comments