Taliyaha guud ee ciidamada Booliska Somaliland Cabdillaahi Fadal Iiman ayaa waxaa uu sheegay in dhamaan ciidamada Booliska heegan Buuxa la galiyey isla markaana hawl galkani yahay mid la xidhiidha qab qabashada dadka falalka nabad galyo darada ah wada iyo dad uu sheegay in ay afduub iyo sixir wadaan oo ay bulshadu mudooyinkii ugu danbeysay ay ka cabaneysay.

Comments

comments