Murashaxa jagada Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa la waydiiyay wuxuu ka yeeli doono haddii uu ku guulaysto tartanka doorashada Madaxweynaha, Saldhiga Millatari ee Berbera laga siiyay Imaaraadka Carabta.

Mud. Cabdiraxmaan Cirro oo Waraysi Siiyay VOA, waraysigaas oo uu kaga hadlay Abraaha ka tagaan Somaliland iyo arrinta Saldhigaas

Comments

comments