Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Yaasin Xaaji Maxamuud Xiir ( Faratoon) ayaa waxaa jawaab kooban ka bixiyey xildhibaano ka tirsan golaha wakiilada Somaliland oo eedo u soo jeediyey wasiirka

Muddane Faratoon ayaa waxaa uu xildhibaanadaasi ku sifeeyey qaar danbi ay iyagu leeyihiin isaga ku soo weecinaya , isla markaana waxaa uu hoosta ka xariiqay in aanay wararkaasi waxba ka jirin

” Dee ma caqliga miyey gashaaba ninka isagu xoogaa iska doonaya oo duniibtiisa cid ku soo rogaya mooye  , balse wax alaaale iyo wax ka jiraa ma jiro arintaas ” ayuu yidhi wasiirku

Dhinca kale wasiir Faratoon oo ay warbaahintu su,aalo ku boobtey ayaa kaga dareeen celiyey orod uu wasirku miciin biday

 

Comments

comments