Somaliland: Sariifka Doollerka Oo Maanta Cirka Maraye Iyo Ganacsatada Oo Astaa,,

128

Magaaladda hargaysa ayaa saaka halkii doolar lagu sarifayaa sideedkun iyo lix boqol “8600” oo shilinka Somaliland ah. Waxaana boqolkii doolar lagu sarifayaa 8600,000 waa gacanta dambe,

Lama garanayo waxaa ilaa halkaasi hal mar kiciyay balse dadka ka ganacsada lacagta ayaa sheegaya in ay xukumadda Somaliland kow ka tahay in sarifku uu fadhiisan waayo waxaana la sheegayaa in xukumaddu urursatay doolarkii. Mudooyinkii u dambeeyay ayaa Somaliland waxaa ka jirya jaahwareer dhanka sarifka ah

Comments

comments