Somaliland: Ma Dhabaa Inu Khilaaf Soo Kala Dhex Galay Maxamuud Xaashi Iyo Qoyska Madaxweyne Siilaanyo

271

Wasiirka ugu awooda badan xukumadda Siilaayo ee madaxtooyadda Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Qayska madaxwayne siilaayo ayaa waxaa soo kala dhex galay khilaaf kaas oo salka ku haya arrinka madaarka Barbara waxaa la sheegayaa in markii hore khilaafku ka dhex bilaabmay wiilka uu Siilaanyo Sodoga u yahay iyo maxamuud xaashi kuwaas oo isku maandhaafay qaabka loola macaamilaya imaaraatka carabta iyo hadal dhawaan ka soo yeedhay wasiirka madaxtooyadda oo sheegayay in ay la dagaalamayaan xuutiyiinta.

Dhinaca kale khilaafka ayaa la sii oogmay markii wasiirka looga shakiyay in uu qayb ka yahay kicinta dadka oo uu qaadayo beerka jecli xaydha jecli.

Maxamuud xaashi ayaa markii dambe waxaa la faray in uu ka hadho waftigaasi uu hogaamiyo Mudane Saylici ee todobaadkan u kicitimay Imaaraatka Carabta.

Comments

comments