Wasiirka wasaaradda macdanta yo tamarta Somaliland Xusen Cabdi Ducaale ayaa waxaa uu markii ugu horreysay uu banaanka soo dhigay sababata uu uga dhex muuqan waayey olalaha xisbiga KULMIYE iyo Murrashaxa Madaxweynaha Muuse Biixi Cabdi

Wasiirkan oo inta badan aan lagu dhex arkin xafladaha iyo xarunta xisbiga KULMIYE oo inta badan wasiirada xukuumadu iska xaadiriyaan ayaa waxaa uu sheegay in xisbiga KULMIYE iyo musharaxiisa uu u olaleen doono marka la gaadho wakhtiga olalaha.

Comments

comments