Cabdi Good Abees oo maanta ka hadlaayey munaasibad ka dhacdey Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa oo ay xilalka kula kala wareegayeen gudoomiyihii hore iyo gudoomiyaha cusub ee kooxdaas oo mar labaad loo caleemo saaray in uu noqdo Abwaan Laabsaalax ayaa waxaa uu sheegay in uu galka Seefta kala bixi doon

Abwaan Cabdi Good ayaa shaaciyey mar hadii ay kooxda xidagaha geeska ay ku soo laabteen Maxamed BK iyo Laabsaalax in uu isna galka seefta kala bixi doono oo uu dib   u bilaabi doono falanqeyntii uu heesta ku sameyn jiray  , walow aan la garaneen Telefishan uu ka sii deyn doono

Comments

comments