Abwaan Xassan Dhuxul Laabsaalax oo mar kale fanaaninta kooxda xidigaha geesku u comaamadeen in uu noqdo gudoomiyaha kooxdaasi ayaa waxaa uu cadeeyey mowqifka ay kooxdaasi ka taagan tahay qaran nimada Somaliland.

Abwaan Laabsaalax ayaa sheegay in kooxda xidigaha Geesku ay yahiin koox reer Somaliland ah balse ay qadarin u hayaan dadka kale ee Soomaliyeed

” Waxaa dadka mad madow kaga jiraa xidigaha geesku cida ay yahiin ,aniga ayaa iminka idiin cadeynaya , xidigaha geesku waa reer Somaliland ” ayuu yidhi gudoomiyaha kooxdaasi Abwaan Laabsaalax

Comments

comments