Somaliland: Ma Dhabaa Inu Sacad Cali Shire Lagu Badalyo Jamaal Cali Xuseen

463
Somaliland: Garabkii Jamaal Iyo Xisbiga Kulmiye Oo Si Wada Jir Ah Uga Wadlay Natiijada Ka Soo Baxay Kulamo Ay Wada Qaateen

Todobaadkii ugu dambeeyay ee madaxwayne siilaayo loo kordhiyay muddo xileedkiisa ayaa waxaa isi soo taryay wararka sheegaya in Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland xilka laga qaadayo ka mid markii uu u dhago-nuglaan-waayay Qayska siilaanyo.

Waxii intaasi ka dambeeyay waxaa aad dadka u dhuun-daloola madaxtooyadda ay sheegayaan wasiir sacad lagu badalayo Jamaal Cali Xuseen oo ay u arkaan in uu yahay nin hore miisaanka loo saaray.

Arrinkan ayaa ah mid laga maquuninayo dakadda Barbara iyo saldhiga milatari ee wadda socda sidii gacanta loogu galin lahaa imaaraatka carabta

Comments

comments