Wasiirul dawlaha wasaarada arimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye oo maanta warbaahinta kula hadley  magaalada Hargeysa  waxaa uu sheegay in dawlada imaraadku ay safiirkeedii ka joogay caasimada Somaliya ee Moqdisho ay kala baxdey

Wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in sababta ay imaraadku safaradoodii Moqdisho kala baxeen ay tahay ka dib markii ay Somaliland saldhig ciidan ka siisay magaalada Berbera taas oo aanay dawlada Somaliya raali  aanay ka noqoin oo ay sabab u noqotey in uu xumaado xidhiidhkii imaaradka iyo Somaliya

Comments

comments