Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid oo ka mid ah saraashiisa xisbiga Waddani ayaa waxaa uu eedeymihii ugu cuslaa u soo jeediyey xukuumada iyo xisbigeed Kulmiye

Muddane Xussen Axmed Ceydiid  ayaa waxaa uu si adag uga soo hor jeestey Saldhiga Military ee Imaaradka Berbera laga siiyey isaga oo sheegay in aanay aqbali doonin isla markaana ay is hayaan afar qof oo uu sheegay in ay dekada iyo Madarkii Berbera Xaraash ee

Sidoo  kale waxaa uu sigaasigani been abuur cad ku tilmaamay hadalo shalay ka soo baxay afhayeenka xisbiga Kulmiye oo sheegaayey in mooshin la hor keeni doono baarlamaanka Somaliya waxaana uu xukuumada iyo xisbigeeda Kulmiya ugu baaqey in ay dadka ka dayaan beenta  ay dadka ku jaro habaabinayaan

 

Comments

comments