Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa waxaa uu eedihii ugu cuslaa u soo jeediyey golaha baarlamaanka waxaana uu ku tilmaamay qaar sharci daro meesha ku jooga

Sidoo kale suldaanka ayaa waxaa uu bulshada Somaliland ugu digay khatarta iyo dhibaatooyinka ay ka dhaxli karaan saldhiga Military ee magaalada Berbera la siiyey dawlada Imaaradka Carabta

Comments

comments