Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada ee laga soo doorto gobalka Sool waxaa uu eedihii ugu cuslaa u soo jeediyey wasiirka arimaha gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon

Xildhibaanka ayaa waxaa uu wasiirka ku eedeeyey isla markaana uu cod dheer ku sheegay in uu kala qeyb ka wado deeganada gobalka Sool , waxaana uu u soo jeediyey in aanu kal qeybin dadka deeganadaasi ku nool

 

Comments

comments