Somaliland: Guddoomiye Cirro Iyo Awdal Maxa Kala Qabsan Doona Cirro Saaka Hiirti Ku Kacay Boo

237

Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Jsl Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Cirro Ayaa Saaka Hiirti Hore Ku Jarmaaday Gobolka Awdal Isagu U Tagey Xaalada Indho Indhay

Hadaba Maxa Kala Qabsan Doona Axmed Muumin Seed Iyo Cirro

Wafi balaadhan oo uu hogaaminaayo musharaxa madaxweyne ee xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa saaka hiirtii ka Jarmaadey magaalada Hargeysa.

Waftigan oo ku sii jeeda magaalada Borama ee xarunta gobalka Awdal ayaa waxaa ay ujeedkoodu yahay sidii uu xisbiga Waddani u soo dhaweyn lahaa cudada taageerayaashii ugu badnaa ee gobalka Awdal kuwaas oo saaka ka hilaaci doona xisbiga Waddani

Mushrax Cabdiraxmaan Ciro iyo waftigiisa ayaa xafladaasi ka qeyb gali doona waxaana la filayaa in uu Musharaxu kulamo gooni gooni ah la qaado , madax dhaqameedka iyo qoor weynta Reer Awdal saacadaha soo socda

Comments

comments