Zidane Oo Shaxdiisi Rasmiga Ahayd Ka Kala Yimiday U Dhigay Sadex Ka Mid Ah Xidigahiisa

168

Zinedine Zidane ayaa qamaaray kulanka Eibar ee hadda soconaya wuxuuna ciyaarta kursiga keydka ka dhigay Marcelo, Carvajal iyo Toni Kroos kuwaas oo taam u ah ciyaartaan.

Danilo, Nacho iyo James Rodriguez ayaa kusoo bilowday boosaskooda, waxaana lagu tilmaamay go’aan bahalnimo ah madama ay kooxda u baahan tahay iney xooga saarto La Liga.

In Real Madrid ay booska 2-aad ee horyaalka ku jirto, sidoo kalana Zidane uu kulankaan kursiga dhigo sadex xidig oo muhiim ah waxey keentay walwal, balse waxaa la sugi doonaa natiijada kasoo baxday ciyaartoydaan.

Comments

comments