Qaar ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland oo ay ka mid yahiin Eng Maxamed xaaji , Aqoonyahan Cabdikariim Maxamed Mooge , Prof Cabdisalan Yahiin iyo siyaasiin kale ayaa waxaa ay walaac xoogan ka muujiyeeen xaaladu uu wakhtigan maraayo

Siyaasiyiintan ayaa waxaa ay sheegen in xukuumada Kulmiye ay ku talo gashay sidii dalkan loo baabin lahaa waxaana ay ay fariimo digniino ah u direen xukuumada Madaxweyne Siilanyo

Dhinca kale siyaaasiyiintani waxaa ay tageereen mudaharaadkii laga soo hor jeeday saldhiga Military ee dawlada Imaraadka ee dhawaan ka dhacay magaalada London

Comments

comments