War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Imika Shi Aan Caadi Ahayn Iskugu Yeedhay Lanada Gole + Nuxurka Qoda,,

882
President Silanyo at meeting with elders from Sool region
President Silanyo at meeting with elders from Sool region

warar xog ogaal ah oo hada ka soo gaadhay ilo ka ag dhaw labada aqal baarlamaan ee Somaliland ayaa waxaa ay si rasmi ah noogu xaqiijiyeen in madaxweyne Siilanyo xildhibaanada labadaasi aqal ee wakiilada iyo guurtida isku yeedhay fadhi deg deg ah oo aan caadi aheyn .

Fadhigan aan caadiga aheyn ee labada aqal madaxweynuhu isku yeedhay xogaha ay heshay Wargane.com waxay xaqiijiyeen in uu madaxweynuhu xildhibanada labada aqal kala hadali doono sidii talo qaran looga yeelan lahaa saldhiga Military ee dawlada imaraadku Somaliland ka codsatey in magaalada Berbera laga siiyo

Waxaana uu fadhigan wada jirka ah ee aan caadiga aheyni qabsoomi doona sida Ilaysnews.com loo xaqiijiyey 12.02.2017 oo ku beegan maalin Axad Ah

Sidoo kale warqadan uu madaxweynuhu u soo gudbiyey laba shir gudoon ee aqaladaasi ayaa waxaa ku qoran sida lanoo sheegay in sababta la isku imanaya ay tahay in laga wada hadalo xaaladaha amniga dalka

Comments

comments