Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE ayaa jawaab ka bixiyay Dhawaaqi Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ku sheegay inuu ololihii ka dhaxeeyay u adeegsanaayo KULMIYE arrimo khatar ku ah Qaranimada iyo Midnimada dalka. Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Xisbiga KULMIYE Axmed Cabdi Dheere oo Xisbiga u hadlay isagoo arrintaas Xisbigoodu ku ka kacay ka jawaabaya Hoos Ka DAAWO.

Comments

comments