Somaliland: Weftigi Uu Hogaaminayay Madaxweyne Axmed Silaanyo Oo Gaadhay Degmada Ballidhiig Kulana La Qaatay Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Degaanadaasi+Sawiro.

123

Weftigi Uu Hogaaminayay Madaxweyne Axmed Silaanyo Oo Gaadhay Degmada Ballidhiig Kulana La Qaatay Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Degaanadaasi+Sawiro.

Weftiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo ee qiimaynta iyo gurmadka xaaladda abaarta ka jirta gobollada bariga Somaliland, ayaa saaka socdaal ku tagay degaannada Shansha-cadde, Taala-buur, Balli-calanle iyo Balli-dhiig oo ka tirsan Gobolka Togdheer, kuwaas oo dhammaantood si ballaadhan loogu qaabilay.
Weftigu waxay hadda ku sugan yihiin magaalada Balli-dhiig oo ay ka socoto xaflad soo dhawayn iyo is-xogwaraysi la xidhiidha abaarta ah ka jirta deegaanka, waxaanna Madaxweynaha weheliya Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Muidane, Muuse Biixi Cabdi.

 15037340_331817130515346_9137386468849181487_n 14563514_331817503848642_437424184676111644_n 15202512_331817500515309_7284937827383486023_n 15181179_331817347181991_3746158906453087127_n

Comments

comments