Wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland ayaa waxaa ay si adag uga jawaabtey hadalo dhawaan ka soo yeedhay safiirka dawlada turkiga u fadhiya Moqdisho kaas oo sheegay in ujeedka ay dawladiisu ka leedahay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya ay tahay sidoo loo heli lahaa midnimada Soomaaliya .

Axmed Yuusuf Cilmi afhyeenka wasaarada arimaha dibada Waxaa uu sheegay in hadlada safiirka Turkiga u fadhya moqdisho ku sheegay in xukuumadiisu ay rabo mideynta Somaliland iyo Somaliya uu cadeyn doono meesha uu ka keenay isla markaana warqad dacwad ah wasaaradiisu u qori doonto xukuumada Turkiga

Comments

comments