Xukuumadda Somaliland, ayaa fartay Culimada Masaajidada inay khudbada Jimcaha ku soo qaataan taakulaynta abaaraha daran ee ka taagan Gobolada Bari ee dalka. Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliif oo mawducaas ka hadlaaya Hoos Ka DAAWO.

Comments

comments