Madaxweynaha dawlada Somaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa

uu ka hadley abaaraha ka jira ahaan abaaraha ka jira Somaliland iyo Puntland .

Muddane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu beesha caalamka ugu baaqay in ay gurmad deg deg ah la soo gaadhan dadka ay abaaruhu saameeyen .

 

Comments

comments