Somaliland: Musharrax Cabdiraxmaan Cirro Oo Kula La Yeeshay Hoggaamiyaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeydh

292

Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland isla markaana ah musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro aya waxaa uu kulan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya kula yeeshay hogaamiyaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeydh.

Kulankan ayaa waxaa gudoomiyaha ku wehelinaayey oo dhinca xisbiga Waddani ka socdey Ex Wasiir Maxamed Biixi Yoonis , Ex Wasiir Cabdirisaaq Cali Khaliif Axmed .

Dhinca kale waxaa hogaamiyaha maamulka Khaatumo Prof Cali Khaliif Galeydh kulankaasi ku wehelinaayey Dr.Cali Ciise Cabdi iyo masuulyiin kale

b 14947812_10210818520249770_67731832233070658_n t

Comments

comments