Axmed Muumin Seed gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga Waddani isla markaana ka cadhoodey shirkii golaha dhexe ee xisbigaasi ayaa waxaa uu sheegay in ay soo gaadhey gudi dhex dhexaadin ah oo uu dhawaan Musharax Cabdiraxmaan Ciro Magacaabey

Muddane Seed waxaa uu sheegay in ay kulan wada yeesheen isla markaana ay falan qeeyeen rabitaankooda iyo mowqifkiisa waxaana uu yidhi

“Ergada uu gudoomiyuhu soo diray way i soo gaadhey runtiina waxaa ay aheyd laba xubnood oo hogaanka ah iyo  Xirsi waxii ay ka hadlayeen iyo mowqifkeyga waan u sheegay ,  ergooyinku wali way badan yahiin lakiin ” ayuu yidhi Axmed Muumin Seed.

Comments

comments