Fariimo Kooban Oo Jaceyl Ah

0

Aqriste la soco qeybta SMS LOVE ama fariimaha Jaceylka Maalmaha Soo Socda iyo  si aqristayaasheena ka nasanaya shaqooyinka ugu baashaalaan isla markaana lamaanayaashooda ugu hibeeyaan .

Qeybta Koowaad

Marka la gaaro in aad qofka aad u hibeyso qalbigaada , iska xaqiiji in aad u hibeysay qof aan waligiisa dhaawaceyn qalbigaada maxaa yeelay ogaaw dhaawaca gaara qalbiyada malaah dawo iyo dayactir lagu sameeyo.

Qeybta Labaad

Waxaan haatan ku jiraa cisbitaal , shan daqiiqo ka dib waxaa la i wareejinayaa qolka qaliinka , taqtarka waxa uu ii sheegay in aad u nugulahay in aan geeriyoodo haddii aan joojiyo in aan fariimo jaceyl kuu soo qoro.

Qeybta Sedexaad

1+1=2 Waa labadeeda indho oo si wacan ku soo eegayaa

12+12= Waa 24 -saac oo aan si weyn kaaga fikiro oo aan qalbiga kugu hayo .

3+4=7 waa todobo cesho oo aan ku xiiso

1+11=12 waa 12-ka bilood ee sanadka oo aan u baahanahay mar waliba qof u macaan sidaada oo kale .

Comments

comments