Somaliland: Wasiir Maxamuud Xaashi Oo Sheegay In Dastuurka Dalku Ogol Yahay In Ay Xukuumadu Iibiso Ama Kireyso Hantida Ay Masuulka Ka Tahay

367

Wasiirka wasaarada  madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa waxaa uu sheegay in dastuurka dalka u yaala  uu ogol yahay in ay xukuumadu ibiin karto ama ay kireyn karto hantida ay masuulka ka tahay waxaana uu yidhi

“Dastuurka qaranka waxaa ku cad in xukuumadu iibin karo ama ay kireyn karto hantida ay masuulka ka tahay , markaas xukuumadii la doortey ee umada kalsoonideeda haysatey baanu nahay , madaxweyne siilanyo na waxaa madaxweyne sifo sharci ah loo doortey ” ayuu yidhi wasiir Maxamuud Xaashi

Comments

comments