Afhayeenka ciidamada booliska Somaliland ayaa ka warbixiyay suldaan kamida madax-dhaqameedka Somaliland oo ay ciidamada booliska magaalada hargeysa soo xidheen, waxaana uu taliyuhu sheegay in suldaanka markii lasoo qabtay uu faraha kula jiray fal dambiyeed waa sida uu hadalka u dhigaye.

Comments

comments