War DegDeg ah: Al Shabaab oo Qaraxisay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho

544
A large plume of smoke rose into the sky after the blasts

Qaraxyada ayaa mid ka mid ah waxa uu ka dhacay Irida Garoonka Aadan Cade ee dhanka Madiina Gate lagu Magacaabo.

Waxaana si weyn looga maqlay Qaraxyadaasi Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Wixii ku soo kordha kala soco wargane

Comments

comments