Somaliland: Siyassigga Cali-Gurray Oo Ka Hadlay Kullan La-Sheegay Inuu Dhex-maray Faysal Cali Waraabe Iyo Muuse Biixi Cabdi.

533

Waxay is tareen daayoo intay is yeeleen ama UCID iyo Kulmiye yeeleen hadii ay qiyaasi kari lahaayeen ismay dugsadeen. Hadii faqoodii cidi ka faaiiday waxa ka faaiiday kii Ilaahay u qoray ee taaga ay xaasidayeen. Sida aan u arko inta ay tareen walee in aan cid kale oo tartay jirin intii WADDANI ahayd khilaafka UCID ka horna ku daroo, welina ma dhadhawa. Ha la yaabin Nebiyu laahi Muuse ayuu Ilaahay Fircoon inu gurigiisa ku korsado gartay oo uu ku korsadaye. Codka Awdal iyo Maroodijeex ee labadoodu ay WADDANI raaciyeen mar way isku qoomamayn. Weligaa ha diidin in aad xaasid badan yeelatid xaga Alleh waad kaga sii badsataa ee waxba kaagama yaraadaan eh. Jamaal Cali Xuseen isagu cidna ma xaasidin in la xaasido mooyaane. Waa nin Ilaahay isku xidhay oo isaga talo saartay. Nin Ilaahay talo saartayna loo biqi maayo oo Ilaahay ma hoojiyo ku isaga talo saartaye.Xaasid Maa Yaflax.

Comments

comments