Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Afgambigii Fashilmay Ee Ka Dhacay Dalka Turkiga Oo Uu Wakhtigaa Ku Sugnaa

650

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, oo ay weheliyaan Marwada Koowaad ee Qaranka, Marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha Mudane, Cali Axmed Cali ayaa galabta oo Khamiis ah dib ugu soo guryo noqday dalka, ka dib markii ay soo dhamaysteen todobaad nasasho ah oo uu ku joogay madaxweynuhu Magaalada Busra ee dalka Turkiga.

7o 69 85 94 127 128 510.

Comments

comments