Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo Oo La Filaayo Inuu Safar Ugu Baxo Dalka Turkiga.

172

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa la filaaya inuu safar ugu baxo waddanka Turkiga.

Lama shaacin xubnaha ku wehin doona Madaxweynaha Safarkaas, iyo u jeedada rasmiga ah ee uu daaranyahay balse sida warar ku dhaw-dhaw socdaalka Madaxweynaha oo lagu kalsoon yahay  ku heshay Shabakadda wararka ee Somalilandtoday.com, waxa la filaaya inuu safarka Madaxweynuhu dalka kaga baxaayo  qaato muddo 11-cisho ah.

Safarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo wali aanay Xukuumaddu si rasmiya faah faahin uga bixin,

Comments

comments