Kenya: oo beenisey hadal ka soo baxay Madaxweynaha Soomaaliya

193

Madaxweynaha Soomaaliya oo ubax dhigaya baroordiiqdii ciidanka Kenya loo sameeyey

Afhayeen u hadley ciidamada dalka Kenya ee loo yaqaan KDF ayaa inkiray isla markaana beeniyey hadal ka soo baxay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud xilli uu warfidiyeenka ugu waramaayey magaalada Istanbul.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada Kenya looga diley weerarkii Ceel Cadde askar u dhexeysa 180-200 oo askeri, sababtaasna ay ahayd midda uu ugu tegey tacsida isla amrkaana uu la soo murugooday.

Kenya ayaan marna ka hadlin ciidanka looga diley weerarkii lagu qabsadey Taliskoodi Ceel Cadde bartamihii bishii Janaayo 2016.

Comments

comments