Saudi Arabia: Qarax xoogleh oo ka dhacay Masaajid ku yaal gobalka Al-Ahsa

107
17 killed in Attack on Police at a Mosque in Saudi Arabia

Waxaa maanta oo Jimce ah uu qarax xoogleh ka dhacay Masaajid ku yaal magaalada Maxasen ee gobalka Al-Ahsa ee Bariga wadanka Sucuudiga.

Wararka horudhaca ah ee kasoo baxaya goobta qaraxa ka dhacay ayaa sheegaya in weerarkan lala beegsaday Masaajidka Imam Rida ee ku yaal magaalada Maxasen, halkaasi oo weli laga maqlayo rasaas xoogleh.

Illaa iyo hada macada khasaaraha dhabta ah ee goobta, balse telefishinka Al Carabiya ee dalkaasi ayaa baahinaya in weerarkan ay ku dhinteen ugu yaraan 3 qof.

Comments

comments