Daawo: “Somaliland Markab Hub siday qabatay Waa U Faan, Caalamkoo Dhamba NaSoo Hambalyeeyay”

219

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami,ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedayn Maamul Goboleedka Garoowe Somaliland ugu jeediyay Markab hub siday oo lagu qabtay dekeda Berbera, kaas oo Maamulka Puntland sheegay in loo wado kooxda Argagixisada caalamku u aqoonsaday ee Al-Shabaab.

Comments

comments